|
|
||||||||||||||
Cabdullahi Siyaasi Webmaster |
Wargeyska Dawan |
|
|||||||||||||
HARAG
LABADA DOCOODBA DHOGOR KU LEH Arraweelo waxay weligeed tuhunsanayd in dadku shirqool u dhigayaan oo diiddan yihiin xukunkeeda, iyaga oo kaalmo ka helaya nin aan dhufaannayn oo kaynta ugu qarsoon. Si ay u hubsato arrintaas Arraweelo shir weyn bay berigii dambe ugu yeertay dadkii oo dhan oo ku tirI (Akhri) |
|
||||||||||||||
|
|
|||||||||||||||
|
|||||||||||||||
|
__________________________________________________________
ARRAWEELO IYO INANTEEDII Markii Arraweelo ku talisay in ragga dalka jooga oo dhan la wada laayo ninkeedana way ku dartay oo isagana waa la diley. Maxaa wacay in maalin uun afgembiyo iyada oo talada ka qaado bay ka biqi jirey. Markii la diley ninkeedii ka dib baa uur ku soo baxay Arraweelo, gabar bayna dhashay kolkii shinkeedii galay. Gabadhii way kortay oo inan aad u qurxoon bay noqotay. (Akhri) __________________________________________________________ SUNTA CAGAARAN EE QAADKA Hore ayaynu u sheegnay in qaadku raajiyo damqashada oo loo gudbiyo iyo maskaxda, waa tijaabadii Nool, Nensiini iyo Cabdalla. M. Axmed. Taasi waxay la xidhiidhaa farfaraynta Qaab Dareenka Baalaha (Peripheral Nervous System). Waxaa kale oo aynu xusnay tijaabadii Kaaligis (1986-kii) (Akhri) __________________________________________________________ |
|||||||||||||||
| |
|
||||||||||||||
| ___________________________________________________________ | |||||||||||||||
| [ Home ] [ Dawan waa kee] [ Suugaan] [ Taageer Dawan ] [ XANAM ] [Tirsiyadii Hore ] [ Nala soo Xiriir ] |
|||||||||||||||